Puntland ayaa ka hortimid barnaamij ku saabsan diiwaangelinta dadweynaha, oo ay magaalada Gaalkacyo ka bilowday hay’adda ...
The donor countries, particularly Britain and Denmark, are putting political pressure on the SSCK interim administration to ...
Maxkamadda derejada kowaad ee Ciidamada qalabka sida ee Puntland u qaabilsan gobollada Sool iyo Nugaal ayaa saaka oo Sabti ah ...
Garoowe (Faallo PP) — Hal sano ayaa u dhammaaday muddo xileedkiisa labaad. Muddo xileedkiisii kowaad wuxuu la kulmay ...
Koox hubaysan oo degaanka u dhashay ayaa fiidnimadii xalay jartay xargaha Internet-ka shirkadda Isgaarsiinta GOLIS ee degmada Buurtinle oo ka tirsan gobolka Nugaal. Warar hordhac ah oo ku saabsan ...
Waa inay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Cabdirisaaq Khaliif si cad u beeniyaan sheegashada Maxamuud Xaashi iyo Boqor ...
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaannada Lugta Huraanhur iyo togga RAQRAQ ee buuraha Calmiskaad ayaa shaaciyay in ay hawlgalkaasi ku dileen sarkaalkii ...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay kulan xalay ka qabsoomay magaalada Boosaaso ayaa dhammaan dhalinyarada Puntland ugu baaqay in ay noqdaan sirdoon qarsoon oo si ...
Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Garoowe ayaa maanta la hor-keenay eedaysane, Cabdifitaax Cabdinuur oo loo haysto in uu suuqa INJI ee caasimadda Garoowe ku jirdilay wiil yar oo u dhashay dalka ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo hadal ka jeediyay Kulan xalay ka qabsoomay magaalada Boosaaso ayaa baaq nabadeed ka soo saaray xiisadda colaadeed ee ka aloosan degaanno ka tirsan galbeedka ...
Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa, oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda ayaa gaaray degaanka Shimbiraale ee degmada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results